lix qof oo u geeriyootay Abaarta kajirta degaannada Galmudug
Abaaro ba’an oo ay dad u geeriyoodeen ayaa laga soo sheegayaa koofurta Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug iyo qaybo ka mid ah Galgaduud. Guddoomiye ku xigeenka gobolka mudug ee…
Wardeeq News Media Corporation
Abaaro ba’an oo ay dad u geeriyoodeen ayaa laga soo sheegayaa koofurta Gobolka Mudug ee maamul goboleedka Galmudug iyo qaybo ka mid ah Galgaduud. Guddoomiye ku xigeenka gobolka mudug ee…
Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Ciidamo Kenyan ah oo ku sugnaa tuulada Konton ee hoostagta degaanka Qorof-Xaraar ee Magaalada Wajeer, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac…
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo ka wadaan degaano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Dhaq dhaqaaqyadaan…
Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in la qabanayo doorashada 14 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay degaannada Jubbaland. Qoraal kasoo…
Dhulgariir cabirkiisu yahay 7.3 ayaa ku dhuftay bariga Indonesia Talaadadii, Hay’adda Sahanka dhulka ee Mareykanka (USGS) ayaa sheegtay, iyadoo kormeerayaashu ay si kooban uga digayaan suurtagalnimada mowjadaha tsunami ee halista…
Gobolka ugu weyn ee wax soo saarka Shiinaha ee Zhejiang wuxuu la dagaallamayaa kooxdii ugu horreysay ee COVID-19 sanadkan, iyadoo tobanaan kun oo muwaadiniin ah oo ku sugan karantiil iyo…
Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin, ayaa go’aansaday inaan edbin lagu edbin cid kasta oo ka tirsan ciidamada Mareykanka weerar ay diyaarad Drone ah bishii Ogosto ka geysatay Kabul oo ay…
Booliiska Suudaan ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibadbaxayaasha Khartoum Kooxaha dimuquraadiyada u ololeeya ayaa qaba in militariga aysan ka mid noqon dowladda maadaama aan lagu aamini karin inay…
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kurdiyiinta oo taageero ka helaya militariga Mareykanka ayaa dilay shan dagaalyahan oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin dagaalyahanada, kadib howlgal dhanka…
Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si nabad galyo ah uga baxeen. Al…
Danjijaha Midowga Boqortooyada Ingiriiska Marwo Kate Foster ayaa Xafiiska Safaarada Dalka Ingiriiska ee Muqdisho kulan kula qaadatay Gudoomiye Ku-xigeenka Gudiga Xallinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahin Barre iyo Axmed Yuusuf oo ah…
Xubno katirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta waxaa ay si nabadgalyo ah kula wareegeen degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Degmada Matabaan ayaa waxaa gacanta ku haayay Ciidamo ka…
Waxaa Maanta uu buuq hareeyay furitaanka Kulanka Golaha Wakiilada Soomaaliland kadib markii qaar kamid ah Golaha Wakiilada ay diideen inay Gudaha u galaan Xarunta. Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland oo isugu…
Ciidamo ka tirsan Boolis Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle balse sigaar ah uga amar qaata Madaxweyne kuxigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Maanta si awood ah ku furay kulana wareegay tarminalka…
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbaland & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.…