War:-Deg, Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho
Waxa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay waddada 21 October ee magaalada Muqdisho. Dr Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aaden oo madax ka ah hay’adda gurmadka degdeg ah…
Wardeeq News Media Corporation
Waxa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay waddada 21 October ee magaalada Muqdisho. Dr Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aaden oo madax ka ah hay’adda gurmadka degdeg ah…
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo Sanada ah ku xirnaay Xabsiyada kuyaalo dalka Liibiya ayaa maanta Qaar kamida Dalka dib loogu soo celiyay. Dhalinyaradan oo tiro ahaan gaaraya 97 Ruux waxaa garoonka…
Meta Platforms Inc. Facebook-ga waa in uu wajaho dacwadda dawladda Maraykanka ee ah in shirkaddu ay ku takri-fashay awooddeeda oo ay tahay in la jebiyo, garsooraha ayaa xukumay. Xaakimka dagmada…
Kuala Lumpur, Malaysia – Daadadkii ugu xumaa ee Malaysia muddo toban sano ah ayaa galaaftay nolosha 54 qof waxaana in ka badan 70,000 oo qof ay guri la’aan ku noqdeen…
Hay’adda xuquuqul insaanka ayaa walaac ka muujisay qorshaha Sucuudiga uu dalkiisa uga tarxiilayo labo nin oo kasoo jeeda Muslimiinta laga tiro badan yahay ee dalka Shiinaha. Human Rights Watch, ayaa…
Mudaaharaadyadii iyo rabshadihii ka dambeeyay ee Kazakhstan todobaadkii hore ayaa noqday mid lama filaan ah. Maalmo ka dib markii boqolaal mudaaharaadayaal ahi ay isu soo bax lagaga soo horjeeday qiimaha…
Madaxweyne Dawladda Federaalka ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay go’aankii Golaha Wadatashiga Qaran ay ka soo saareen shirkii ay dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku…
Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Laamaha Amniga ee…
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo katirsan Millateriga Soomaaliya ku leeyihiin tuulada Qalimow oo hoostagta degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kuna…
Taliska Hay’adda Nabadaugida iyo Sirdoonka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigay Saddex Xubnood oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab balse…
Ciidamada Nabadsugida iyo Booliska Soomaaliya ayaa howlgallo Amniga lagu xaqiijinayay waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmooyinka luuq iyo Doolow ee Gobolka Gedo. Ciidamada oo watay…
Cabduqaadir Farax Dhaqane ayaa loo toogtay Dil uu Hore ugu gaystay AUN Mowliid Baashe Cumar. Dilka ayaa ka dhacay BeledXaawo, waxa uuna ahaa Marxuumka Qasaasta loo fuliyay Bajaajle halka lagu…
Madaxweyne Farmaajo Oo Caawa Khudbad Taariikhi Ah Jeediyey, Waxayna U Dhignayd Sida Tan. “Shacabka Soomaaliyeed ee sharafta leh meel walba oo aad joogtaan Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh, Midnimada iyo wadajirka…
Howlgalka Qaramada Midoobay ee Suudaan ayaa sheegay in wada tashigu uu bilaaban doono Isniinta iyadoo ujeedadu tahay in la bilaabo wada xaajood toos ah oo lagu xallinayo qalalaasaha siyaasadeed ee…
Ciidamada ammaanka Liibiya ayaa xoog ku galay oo si xoog leh u jebiyey mudaaharaad ay muhaajiriintu ku fadhiyeen bannaanka xarun ay Qaramada Midoobay ku leedahay caasimadda Tripoli, sida ay sheegeen…