Ciidanka Dowlada Somalia Ayaa Howlgal Ka Sameeyay Wadada Xariirisa Jowhar iyo Balcad
Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ayaa Ciidanka guutada Saddexaad Qeybta 27aad waxaa ay ka sameeyeen Wadada xariirisa Magaaalda Jowhar iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa Saraakiisha hoggaamineysa ay…