Booliska- Kenya oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay dad Ka Afduubteen
Ciidamada amaanka Kenya ayaa bilaabay howlgalo lagu soo bad baadinayo dhaqtar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay Kenya kasoo afduubteen kaa oo lala soo galay dhinaca Soomaaliya,Wararka waxa ay sheegayaan…