Xisbiga Kulmiye iyo garab ka mid ah Xisbiga Ucid ayaa maanta shaacinaya heshiis khuseeya musharaxiinta shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland.

0
97

Xisbiga Kulmiye iyo garab ka mid ah Xisbiga Ucid ayaa maanta shaacinaya heshiis khuseeya musharaxiinta shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland iyo xubnaha ay u xusheen shirgudoonkaba oo ay wada gaadhen labbada dhinac.

Waxa loolan Adag loogu jiraa sidii loo kala miidhan lahaa shir gudoonka golaha wakiilada somaliland.

Geestooda labada xisbi ee mucaaridka oo isbahaysana ayaa hore ugu dhawaaqey saddexda musharax ee uma talo doona shirgudoonka golaha wakiilada somaliland.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here