Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dalka soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa gaadhay magaalada Kismaayo.
Waxaan soo dhowayn halkaasi ugu sameeyay
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad-goboleed Jubbaland.
Gudoomiyaha ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii dalka soomaaliya uga dhici lahayd doorasho xor iyo xalaal ah oo lagu wada qanacsanyey.