Wasaarada tiknoolajiyada iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa maanta isku furtay Isgalida Shirkada isgaadhsiinta ee Telesom iyo Somten ee dhinaca wicitaanka waana markii u horay ee Somaliland isu furto adeegan oo dhammaan Shacabka Somaliland soo dhaweeyeen