Maxaa ku xigi doona Mali kadib afgambigii labaad ee sanad gudihiis?

0
157

Markii labaad muddo ka yar sannad, millatariga Mali ayaa xukunka dib ugu soo laabtay.

Sagaal bilood kadib markii ay xukunka ka tuureen Madaxweyne Ibrahim Boubacar Keita ka dib mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeeday dowladda, ciidanku waxay Isniintii xireen Madaxweyne Bah Ndaw iyo Ra’iisul Wasaaraha Moctar Ouane saacado uun ka dib markii lagu dhawaaqay golaha wasiirada cusub oo laga reebay laba hoggaamiye milatari oo muhiim ah.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here