Weerar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Galbeedka Turkiga

0
100

Nin hubeysan ayaa waxa uu manta weerar ku qaaday Xafiiska Xisbiga Dimuqraadiyada Dadweynaha ee HDP ee taageersan Kooxda hubeysan ee Gooni-goosad-doonka Kurdishka ee PKK.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in hal qof lagu dilay weerarkaasi oo ka dhacay Gobalka IZMAR ee Galbeedka dalkaasi.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here