kolonyadii uu la socday taliyaha guud ee Booliska Gobolka Banaadir , kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.
War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayey dawladda Qatar ku cambaraysay falkaas oo ay ku tilmaamtay mid xambaarsan cadowtinimo.
Qatar ayaa sidoo kale uga tacsiyadaysay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed dhimashadda shacabkii ku dhintay weerarka iyadoo dhaawacana u rejaysay in ay caafimaad helaan.