Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga, maanta Hargeysa kula kulmay Duqa Caasimadda Cabdikariim Axmed Mooge.
Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay qorshayaasha Mooge, ku doonayo in uu wax kaga beddelo caasimadda Hargeysa iyo sidii Midowga Yurub gacan uga gaysan lahaa.
Kulanka ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan uun ka doortey golaha deegaanka cusub ee caasimada somaliland ee hargeysa.