Ciidanka Oramiya oo doonaya in loo dhiibo milatariga itoobiya.

0
109

Tiro badan oo ka mida ciidamada gaarka ah ee Maamulka Oromiya, ayaa codsaday in ay ku biiraan ciidanka Militeriga Federaalka Ethiopia.
Sababta ay u doonayaan in ay u wareegaan dhanka Militeriga ayaa ah in ay la dagaallamaan koox ay ku tilmaameen cadow oo dagaal ka wada qaybo ka mid ah dalka, sida uu sheegay Twesfaye Daba Wakjira, ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud iyo mudane katirsan baarlamaanka.

Xaalada itoobiya ee siyaasadeed ayaa maalinba maalinta ka dambeys cirka isku soo shareereysa.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here