Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.
Reysawasaare Maxamed xuseen Rooble ayaa dadaal wey ugu jira sidii dalka soomaaliya ay uga qaboomi lahayd doorasho lagu wada qanacsantey oo si nabad aha ku dhacda.