Maayirka Hargeysa ayaa maanta xabsiga u taxaabay Injineerkii kalasharka dawlada hoose, kaas oo loo haysto arrimo musuq maasuq.
Ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijiyey in maanta xarunta CID-da lagu xidhay Injineerka oo lagu magacaabo Baashe, intaa kadibna baadhis la geliyey.
Maayarka Caasimada hargeysa ayaa bilaabey sifeynta dadka caanka ka ahaa xarunta dawlada hoose ee hargeysa musmaasuqa iyo xatooyada.
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.