Saturday, December 4, 2021

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

Home Warar-ka Maayarka Caasimada hargeysa oo masuuliyiin Eedo musuqmaasuq u xidhey.

Maayarka Caasimada hargeysa oo masuuliyiin Eedo musuqmaasuq u xidhey.

Maayirka Hargeysa ayaa maanta xabsiga u taxaabay Injineerkii kalasharka dawlada hoose, kaas oo loo haysto arrimo musuq maasuq.

Ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijiyey in maanta xarunta CID-da lagu xidhay Injineerka oo lagu magacaabo Baashe, intaa kadibna baadhis la geliyey.

Maayarka Caasimada hargeysa ayaa bilaabey sifeynta dadka caanka ka ahaa xarunta dawlada hoose ee hargeysa musmaasuqa iyo xatooyada.

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

RELATED ARTICLES

Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeyay Magaalada laas-caanood

Ciidamada Booliska Somaaliland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo ay...

NISA oo shaacisay in howlgal gaar ah lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada hubeysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal gaar ahaa oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen meelo kamid ah Magaalada...

Heavy fighting erupts in Baidoa

Baidoa (sh.M.Network) reports from Baidoa town in the lower Shabelle region confirm that a heavy fighting broke out between Al shabab fighters and Somali...