Wasiirkii Isgaadhsiinta Afghanistan Sayed Ahmed Shah oo kamid ahaa Wasiirada ugu saameynta badnaa dalkaasi ayaa maanta wuxuu Jarmalka ka yahay Qaxooti, wuxuuna ka shaqeeyaa Baaskiilka Dadka cunada dalbado loogu geeyo.
Sheekhadaan ayaa soo jeediitay indhaha maalaayiin dadka ku nool daafaha caalamka.
Dhawaan uun bey aheyd markii Ururka daaliibaan ayey la wareegeen dalka Afghanistan.
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.