FB IMG 16299716628616233 - Wardeeq news

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Caasimada dalka ee Addis Ababa.

waxaana garoonka diyaaradaha ee Bole International Airport ku soo dhoweeyay Wasiirka Nabadda Itoobiya, Mufftiyat Kamil, iyo Wasiirka Gaashaandhigga.

Mudada uu ku sugan yahay dalka Itoobiya ayaa la filayaa inuu wada hadal labo geesood ah la yeesho madaxda sare ee Dalka Itoobiya.

FB IMG 16299716576418240 - Wardeeq newsFB IMG 16299716602102192 - Wardeeq news

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

Verified by MonsterInsights