Kadib go’aankii golaha deegaanka degmada Burco ee ahaa in xoolaha nool magaalada gudaheeda laga saaro ayaa waxa bilaabantay in dadka xoolaha leh gaar ahaan Lo’du ay raraan si magaaalada looga saaro.
Go’aankan ayaa wax weyn ka bedelaya kor u qaadista bilicda magaalada Burco.
Dhawaan uun bey aheyd markii maayarka Cusubi go’aanka uu soo saarey..
Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.