Warar naga soo gaaraya deegaanada puntland ayaa waxa ay kusoo waramayaan in ciidamada ilaalada madaxweynaha maamulka puntland ay toogashay ku dileen Haweeyen aheyd qof shacab ah
Dilka Haweeneyda ayaa waxa uu yimid kadib markii kolonyo uu lasocday madaxweynaha puntland saciid cabdulaahi dani la sheegay in uu soo dhegalay gaari ay lasocotay marxuumada
Waxaana la tilmamaay in gaari ay rasaas ku fureen ciidamada ilaalada madaxweynaha puntland taasina ay sababtay dhimashada haweneydaan
Laamaha amniga maamulka puntland wali wax faahfaahin ka aysan bixin dilka loo geystay heweyndaan shacab k ah