Shan ka mid ah askarta Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu helay dambi ah inay dileen 7 qof oo rayid ah, iyadoo labo ka mid ah lagu xukumay dil, halka saddexda kalena lagu xukumay min 39 sano oo xarig ah, sida ay sheegtay AMISOM.