Al-Shabaab oo weerar ismiidaamin ah ku dilay wariye caan ka ahaa magaalada Muqdisho

0
135

Wariyaha caanka ah ee Soomaaliyeed oo dhaliili jiray kooxda hubeysan ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux ismiidaamiyay xilli uu ka soo baxayay maqaayad ku taal magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ehelada iyo saraakiisha. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa lagu dilay agaasimihii Radio Muqdisho C/casiis Maxamuud Guuleed oo loo yaqaanay C/casiis Afrika. Weerarkan ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr qof oo ay ku jiraan Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed iyo nin darawal ahaa

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here