Aqoonsi la’aan, Imaaraatku Somaliland uun maxay ka dhigan tahay?

Midowga Afrika iyo Imaraadka carabta ayaa noqday illaa iyo hadda wadamadii ugu dambeeyey ka soo horjeesta aqoonsiga Israa’iil ay Soomaaliland u aqoonsatay waddan ka madax banaan Soomaaliya.

 

Arrintan ayaa meesha ka saartay warar la isla dhex marayey oo sheegayey in Iimaaraadka uu aqoosan doono Somaliland.

 

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen labada dhinac ayey ku sheegeeyn in ay yeesheen kulamo iyo wadahadallo, xilli Wasiiru Dowlaha Imaaraadka Sheikh Shakhboot bin Nahyan Al Nahyan uu booqaasho ku tegey caasimadda Itoobiya ee Addis ababá.

 

waxa ay warsafadeedka ku sheegeen in ay xoojiyeen iskaashigooda istiraatiijiyadeed ee muddada dheer, iyagoo xaqiijiyay kor u qaadida iyo difaacidda nabadda iyo amniga iyo ilaalinta madaxbanaanida dhuleed iyo danaha dhaqaale ee dowladah

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.