Ciidamada Ammaanka Koonfur Galbeed oo Qarka u Saaran Inay Soo Gabagabeeyaan Howlgal Ballaaran oo Saaka Ka Billowday Baydhabo

Ciidamada Ammaanka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa la filayaa in ay goordhow soo afjaraan howlgal ballaaran oo saaka ka bilowday magaalada Baydhabo.

Howlgalkaasi ayaa lagu baacsanayay kooxo burcad nabad-diid ah oo dhibaatooyin ku hayay shacabka ku nool magaalada Baydhabo.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in ujeeddada howlgalka ay tahay sugidda amniga guud iyo soo celinta xasilloonida magaalada.

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.