Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay inay weerarro “ballaaran” ah ka bilaabeen gudaha Iiraan, gaar ahaan Beirut

Milatariga Israa’iil ayaa Arbacadii sheegay inay bilaabeen “mowjad weerar oo ballaaran” oo ka dhan ah Iiraan, isla markaana ay sidoo kale ku dhacayaan kaabayaasha Hezbollah ee caasimadda Lubnaan ee Beirut.
Duqeynta cusub ee lagu bartilmaameedsanayo waxa ay ciidanka Israa’iil ugu yeereen “kaabayaasha nidaamka argagixisada ee Iiraan” ayaa timid maalintii 12-aad ee dagaalkii Mareykanka iyo Israa’iil ay la galeen Tehran. Wixii kusoo kordho wararkeena danbe ayaad ka dalacan doontan.wardeeqnews.com.










