Wakiilada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya Ayaa Hadda Magaalada muqdisho Kulan Kula Leh Reysarwasaare Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedya Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Kulankaan Ayaa Sidda La Sheegay Waxaa looga hadlayaa Arimaha Doorashooyinka iyo Taageerada Beesha Caalamka.
Reysarwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa dadaal weyn galiyey sidii doorasho isla ogol ahi dalka ugu dhaici lahayd.