Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo lagu soo dhaweeyey dalka Ingiriiska.

0
94

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey dalka ingiriiska caasimadiisa London.

Gudoomiyaha ayaa doorashooyinkii dalka ka dhacay ka dib dalka uga baxay Arimo shaqo iyo nasiimo iskugu jirta.

Xisbiyada mucaaradka ah ee somaliland ayaa guulo waa weyn ka gaadhey doorashooyinkii waa weyna ee dalka ka dhacay iyagoo maayaradii magaalooyinka waaweyn iyo shirgudoonkii golaha wakiilada somaliland kaga guuleystey xukuumada somaliland ee uu hogaamiyo muuse biixi cabdi.

Wardeeqnews/xafiiska hargeysa.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here