Wasiirka Arimaha Dibada ee Israel Gabi Ashkenazi ayaa Axadii tagay magaalada Qaahira si uu ugala hadlo dhigiisa Masar Sameh Shoukry sidii loo abuuri lahaa “xabad joojin joogto ah” oo udhaxeysa Israel iyo Xamaas, kooxda xukunta marinka Qaza ee go’doomisay.
Ashkenazi ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray Carabi, Ingiriis iyo Cibraan in safarkiisa Qaahira uu yahay “booqashadii ugu horreysay ee rasmi ah ee FM-ta Israel muddo 13 sano ah”.