Jaamacada Horseed ee Magaalada Baydhabo oo qabanaysa Siminaar ku saabsan kor u qaadida  wacyiga, aqoonta, iyo kaalinta ay ardaydu ku leeyihiin ka hortagga cudurrada ka dhasha abaarta.

Jaamacada Horseed ee Magaalada Baydhabo oo qabanaysa Siminaar ku saabsan kor u qaadida wacyiga, aqoonta, iyo kaalinta ay ardaydu ku leeyihiin ka hortagga cudurrada ka dhasha abaarta.

 

Ogeysiis Muhiim ah

 

Dhammaan ardayda sharafta leh ee Jaamacadda Horseed, faraceeda Baydhabo, waxaa la ogeysiinayaa in maalinta Jimcaha ay jaamacaddu martigelin doonto seminar muhiim ah oo cinwaankiisu yahay:

 

“Empowering University Students through WASH Training to Prevent Disease Outbreaks in Drought-Affected Communities.”

 

Seminaarkan waxaa soo jeedin doona

Dr. Mohamed Hussein Abdirahman,

oo ah MPH Senior Lecturer, kana mid ah aqoonyahannada ku takhasusay arrimaha caafimaadka guud (Public Health).

 

Dhammaan ardayda waxaa lagu boorinayaa inay si firfircoon uga soo qeybgalaan, maadaama seminaarkani uu kor u qaadayo wacyiga, aqoonta, iyo kaalinta ay ardaydu ku leeyihiin ka hortagga cudurrada ka dhasha abaarta.

 

Mahadsanidiin.

 

⏰ Wakhtiga: 3:00 PM

📍 Goobta: Hoolka Jaamacadda Horseed, faraceeda Baydhabo

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.