Dab xooggan ayaa ka socda qaar ka mid ah gobollada dalka Turkiga, gaar ahaan dhulka Kaymaha ah.
Dabka ayaa saameeyay ku dhawaad 17 gobol, todobaadkii ugu dambeeyay, sida ay sheegeen saraakiisha Turkigu. Waxaana dabkan sababay Dabeylo xooggan oo dalkaasi ka socda iyo heer kulka cimilada oo xooggan.
Wali Turkiga 1,140 goobood oo keymo ah ayaa latacaalaya inuu bakhtiiyo.