LAASCAANOOD: Garaad Jaamac Garaad Cali oo Gurigiisa ku Martiqaaday Wasiirka Amniga”

LAASCAANOOD- Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa gurigiisa ku martiqaaday Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag , Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Jamaal Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi.

Garaadka ayaa Wasiirada iyo Taliyaha uga Mahadceliyey safarka shaqo ay ku joogaan Maamul Goboleedka Waqooyi Bari, wuxuuna ku amaanay dedaalka ay ku bixiyeen Amniga Dalka .

