Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo saarey liiska shan musharax uu utartamaya aqalka sare soomaaliya.

0
95

Madaxweynaha maamu goboleeedka  koonfur galbeed soomaaliya  Cabdicasiis laftagareen ayaa soo saarey liiska shanta xubnood ee ku tartameysa golaha aqalka sare ee soomaaliya.

Waa maamulkii labaad ee doorasho udhaqaaqa,waxa hore isna doorasho uqabtey madaxweynaha maamul goboleedka jubaland Axmed Madoobe.

Soomaaliya ayaa u eeg mid Aadey doorasho madaxtinimada oo uu dadaal badan ku bixinaayo reysarwasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

FB IMG 16277399560804357 - Wardeeq news https://wardeeqnews.com/madaxweynaha-maamulka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-saarey-liiska-shan-musharax-uu-utartamaya-aqalka-sare-soomaaliya/ Wardeeq news Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo saarey liiska shan musharax uu utartamaya aqalka sare soomaaliya.FB IMG 16277399115430134 - Wardeeq news https://wardeeqnews.com/madaxweynaha-maamulka-koonfur-galbeed-soomaaliya-oo-saarey-liiska-shan-musharax-uu-utartamaya-aqalka-sare-soomaaliya/ Wardeeq news Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo saarey liiska shan musharax uu utartamaya aqalka sare soomaaliya.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here