Qarax Lala Eegtay Gaari Ay Saarnaayeen Ciidamo Ka Tirsan AMISOM

0
170

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago Remote Control-ka oo Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Qaraxa ayaa waxaa lala eegtay gaari Soomaalida u taqaano Uuraal oo saarnaayeen Ciidamo Milateri ah oo ka tirsan kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM, waxaana qaraxu ku qabsaday halka loo yaqaano buurta qowlo oo ku dhow Baladweyne

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here