Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Pakistan Khadiija Maxamed Almakhzoumi iyo Taliyaha Ciidanka Badda Pakistan Admiral Muhammad Amjad Khan Niazi Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal

0
93

Pakistan iyo somaliya  waxa ay ku yeesheen Magaalada Islamabad Ee Caasimada Wadankaasi Pakistan.

Afhayeenka Ciidanka Badda Pakistan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in kulanka ay wada qaateen taliyaha Ciidanka badda Pakistan iyo Danjiraha Soomaaliya ufadhisa Dalka Pakistan

Waxaana uu sheegay in kulanka ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sara u qaadista wada shaqeynta  Dowladda Faderaalka soomaaliya iyo Dowladda Pakistan.

Danjiraha soomaaliya ee Pakistan ayaa waxa la sheegay in ay booqatay xarumaha Ciidamada Badda  Pakistan iyadoona u kuurgashay sida ay usocdaan Howlaha Ciidanku

Soomaaliya ayaa muddoyinkii dambe kordhisay xirirrada ay la yeelanayso wadamada caalamaka

Waxaana khubarada u dhuun duleela arimaha siyaasada soomaaliya ay sheegeen in haatan uu soo wanaagsanaanayo xirrirka soomaaliya ee arimaha dibada

Iyadoona maalinba maalinka kadambeeysa la arkayo dalal badan oo iskudaya in ay lasoo xariiraan madaxda Dawladda Faderaalka soomaaliya si ay xiriir wada shaqeyd ula yeeshaan

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here