Sawirro- JIGJIGA, DDS & U DIYAARGAROWGA XUSKA CALANKA DDS

Ciidanka Booliska Dowladda Deegaanka Soomaalida, kooxda baambayda, kooxaha fanka iyo suugaanta iyo masuuliyiin heer deegaan ah ayaa galabta munaasabad hordhac ah oo loogu diyaargaroobayo xuska sanad-guurada 33aad ee 23-ka January, ee Maalinta Midnimada Deegaanka Soomaalida ku qabtay Magaalada Jigjiga

 ssawerro

Leave comment

Your email address will not be published. Required fields are marked with *.