fff665ca d540 47ae be40 - Wardeeq news

Shir looga hadlayay horumarinta waxbarashada gabdhaha degaanka Dhadhaab iyo kuwa xeryaha qaxootiga ee isla Dhadhaab laguna soo bandhigayay u qareemidda waxbarashada gabdhaha ayaa lagu qabtay magaalada Dhadhaab ,waxaana shirkan ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka socday waxbarashada Dhadhaab, guddiga xeryaha qaxootiga, maamulayaasha iskuulada degaanka iyo xeryaha qaxootiga iyo waalidiin.

Shirkan waxaa soo qabanqabisay hay’adda NOMAD LINK KENYA oo ka shaqaysa arimaha waxbarashada, taas oo ay aas-aaseen dhalinyaro ka soo jeedda gobolka Waqooyi Bari.

Verified by MonsterInsights