Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga oo la kulmay Wakiilka Mareykanka ee Riyadh si ay uga wada hadlaan taageerada loo fidiyo Suuriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga Amiir Faisal bin Farhan ayaa Axaddii kula kulmay ergeyga Mareykanka ee Suuriya Tom Barrack magaalada Riyadh, halkaas oo labada dhinac ay kaga wada hadleen horumarradii ugu dambeeyay ee Suuriya iyo siyaabaha lagu taageerayo xasilloonida dalka, sida ay ku warantay Wakaaladda Wararka Sacuudiga (SPA).   Xiriirka ka dhexeeya Sacuudi Carabiya iyo […]