Xiisad kacsan ayaa laga soo sheegayaa degmada Berdaale, kaddib markii ay soo baxeen warar tilmaamaya in ciidamo taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen, oo ka yimid gobolka Gedo ay ku sii siqayaan aagaas. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqyo militari oo ballaaran laga dareemayo duleedka Berdaale, halkaas oo la rumeysan […]
