Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in ciidamadoodu ay rasaas ku fureen oo ay curyaamiyeen markab calanka Iiraan wata oo ku sii jeeday deked Iiraan ku taal Gacanka Cumaan Arbacadii hore ka dib markii ay iska indho tireen digniino sheegaya inuu jebinayo xayiraadda ciidamada badda ee Mareykanka. Diyaar dagaal oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa […]
