Xiisad diblomaasiyadeed oo xooggan ayaa ka dhex-qaraxday dalalka Itoobiya iyo Sudan, kadib markii ay is dhaafsadeen hadallo kulul oo si degdeg ah u kiciyay xaaladda siyaasadeed ee gobolka. Dowladda Itoobiya ayaa bayaan caro leh ka soo saartay eedeymo uga yimid Sudan, iyada oo si adag u difaacday mowqifkeeda isla markaana ku eedeysay Khartuum inay sii […]
