Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda FS ayaa ka digtay fatahaaddo keeni kara qasaare gaara dalagyada iyo dadkaba, iyadoo la tix raacayo astaamaha saadaasha hawada mudada dhow. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda FS ayaa farriin digniin ah u jeediyay Beeraleyda ku nool meelaha u dhow Wabiga Shabeelle iyo goobaha kale ee […]
