Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa ku dhawaaqay qorshe adag oo lagu xakameynayo tayada iyo badqabka dawooyinka lagu iibiyo dalka, isagoo carrabka ku adkeeyay in tallaabooyin sharci ah laga qaadi doono farmashiyeyaasha aan buuxin shuruudaha caafimaad. Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadku ay bilowday howlgallo lagu kormeerayo goobaha lagu […]
