Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka digay xaalad siyaasadeed oo cakiran oo uu sheegay in dalka wajahayo, xilli ay isa soo tarayaan walaacyada la xiriira arrimaha doorashooyinka iyo muddo xileedka dowladda hadda jirta. War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo ayuu ku sheegay in Soomaaliya aysan u baahnayn xaalad horseedi […]
