Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweysay wadatashiyadii siyaasadeed ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka, intii u dhexeysay 13 illaa 15 May 2026. War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta IGAD ee magaalada Djibouti ayaa lagu sheegay in ururku uu si dhow ula socday natiijada kulamadii […]
