Khilaafkii Siyaasadda Oo Cirka Isku Shareeray: Shirkii Dowladda iyo Mucaaradka oo Fashilmay”

Shirkii maalmahan uga socday Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa la sheegay inuu fashil ku soo dhammaaday, kadib markii dhinacyadu ay isku fahmi waayeen arrimaha la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka. Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo kulanka, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in dowladdiisu ay qabaneyso doorasho qof iyo cod ah, halka mucaaradku […]