Kooxo Hubeysan oo dhacay Gaari iyo Hub uu watay Mas’uul ka tirsanaa Maamulka Laftagareen

Maamulka Degmada Waajid oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha degmada Mohamed Moallim Yuusuf ayaa si adag u cambaareeyay fal sharci darro ah oo isugu jiray dhac, boob iyo handadaad hubeysan oo loo geystay gaari noociisu yahay Bolt, iyadoo sidoo kale lagu beegsaday shaqsiyaad rayid ah.   Qoraal kasoo baxay maamulka degmada ayaa lagu sheegay in falkan uu […]