Mohamed Abdullahi Farmaajo oo digniin culus kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay shacabka ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay dibad-baxyadii ka dhacay magaalada Mogadishu, kuwaas oo looga soo horjeeday burburinta guryaha iyo barakicinta lagu hayo qaar kamid ah dadka rayidka ah.   Farmaajo ayaa ugu horreyn tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo […]