Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo muddo kororsiga la xiriira dowladda Federaalka. Sheekh Shariif ayaa sheegay in aysan suuragal ahayn in shacabka lagu qanciyo muddo kororsi ama waqti dheeraad ah oo loo sameeyo Madaxweynaha, isagoo xusay in xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ay […]
