Wadahadalladii La Sugayay oo Hakad Galay: Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh oo Fashil u Sii Jeeda”

Waxaa fashil ku dhow gogoshii wadatashiga ahayd ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka, taas oo lagu waday inay qabsoonto 10-ka bishan May.   Inkastoo weli aysan si rasmi ah uga jawaabin casuumaadda Madaxweynaha mucaaradka, haddana waxaa isa soo taraya calaamado muujinaya in kulankaasi uusan u dhici […]