Wada-hadallada ka socda xerada Xalane ayaa galay marxalad xasaasi ah kadib kulan galabta dhexmaray dhinacyada siyaasadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay inuu yeeshay dood adag iyo is mari-waa qaatay saacado badan. Sida ay ogaatay wardeeq news wakiillada beesha caalamka ayaa si toos ah ugu lug yeeshay kulanka, iyagoo isku dayay inay labada dhinac ku […]
