Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ee Britain oo Diyaaraddiisii laga Celiyay Soomaaliya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hawadeeda ka celisay diyaarad gaar ah oo sidday xubin ka tirsan Aqalka Odayaasha dalka Ingiriiska (UK), taas oo qorsheynaysay inay ka degto magaalada Hargeysa.   Sida ay xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah, diyaaradda ayaa markii hore lagu amray inay ka baxdo hawada Soomaaliya, iyadoo loo weeciyay […]